berberatoday.com
Madaxweyne Afrikan Ah Oo Dalkiisii Ka Maqan 3 Bilood oo La Garan Layahay Meel Uu Joogo
August 15, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha dalka Cameroon Paul Biya oo ah 93 sanno jir dalkaasi ka arriminayay muddo afartano sanno ah ayaa dalka ka maqan tan iyo bishii June, isagoo oo aan ilaa hadda la garanayn mee uu jaan iyo cidhib dhigay.
Maqnaanshihiisa oo muddo dheer qaatay ayaa sii kordhiyay su’aalaha laga qabo halka uu ku sugan yahay iyo xaaladda hoggaanka dalka. Dowladda Cameroon weli si faahfaahsan ugamay hadlin sababta uu madaxweynuhu uga maqan yahay dalka muddada intaas le’eg, taas oo dhalisay walaac iyo hadal hayn siyaasadeed oo xooggan.
Biya ayaa xilka hayay tan iyo 1982-kii, isagoo ka mid ah madaxda ugu muddada dheer ee xukunka haya dunida.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews