“Waxaad Arkaysaa Qof In Yar Xil Hayey Oo Guryo Iyo Duni Aanu Lahayn Iska Jeexday, Waar Waxani Waa Ammaanadii Dadka Inagu Ma Lihin Balse Waa La Inoo Dhiibtay”Wasiir Samsam Yacniile”Daawo Muuqaal
August 20, 2026 - Written by admin
“Waxaad arkaysaa qof in yar xil hayey oo Guryo iyo duni aanu lahayn iska jeexday, waar waxani waa ammaanadii dadka inagu ma lihin balse waa la inoo dhiibtay.
Waxa wasaaradda iigu yimaada dad aad u baahan oo aan maalmo dabka shidan”
Marwo Samsam Saalax yacniile Wasiir ku-xigeenka degaanka Somaliland ayaa iyada oo Ilmaynaysa hadalkan ka jeedisay madal qallin jabineed oo ay ka hadashay