berberatoday.com
Xukumada Somaliland oo Alabaabada Uxidhay Xafiiskii Shirkada Koonteenarada Ee Maerska Line Ee Berbera
August 20, 2026 - Written by admin
Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo Albaabada Uxidhay Xafiiskii Shirkada Koonteenarada ee Maerska Line, Sidoo Kale Maamulkii Shirkadaas Usareeyayna ee Xafiiska Berbera Ayaa Isagana Saldhiga Dhexe Lagu Xidhay.
Sababta Xadhiga Maamulka Iyo Xafiiska Maerska Line ee Berbera Ayaa La Sheegayaa Inuu La Xidhiidho Lacagta Warqada D.O, Direct Order ee Badeecadaha Dekeda Lagaga Saaro ee Cadaysa Lahaansha Badeecadaha Ayay Shirkadani Kordhisay 40% Koonteenarka 40 Feetka Ah Halka Ay Wax Ka Dhimeen Lacagta Koonteenarka 20 Feetka Ah.
Shirkadan Koonteenarada ee Maerska Line Ayaa Waxay Qeyb Katahay Shirkadaha Geele Arab Waana Shirkadii Ugu Soo Horeysay ee Dekeda Berbera Kusoo Xidha Maraakiibta Koonteenatada Xambaara 90-maadkii.
Xafiiska Shirkada Maerska Line ee Berbera Ayaa Waxa Waraaq Tilmaamaysa Inuu Xayiranyahay Ku Dhejiyay Isuduwaha Wasaarada Ganacsiga Gobolka Saaxil oo Fulinaya Waraaq Amara oo Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Ganacsiga oo Lagu Sheegayo Inaan Lacagtaas La Kordhin Karine Sideedii Hore Loodaynayo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews