Qaabkii Loo Fuliyay Ololihii Nadiifinta Dooxa Hargaysa Iyo Haldoorka Bulshada Oo Ka Dhex Muuqday!
July 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa saaka xili horeba ka jawaabay baaqii maayarka caasimada ee nadiifinta dooxa magaalada hargaysa kaasi oo ay ololihiisa ka qaybqaateen boqolaal kamid ah shacabka hargaysa oo ay weheliyaan maayarka caasimada ,xildhibaano, culimada dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.


