Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay In Dekedda Berbera Ay Dabooshay Baahidii Dekadeed Ee Dalkeeda!
July 9, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka ee Xukuumadda Federaalka Itoobiya, Degmawit Moges, ayaa sheegtay in casriyeynta lagu sameeyey Dekedda Berbera ay horumar dhaqaale u yeelanayso Somaliland, Itoobiya iyo Afrikaba.
