Sheekh Maxamed Cumar Dirir Iyo Kelmadii Uu Ka Yidhi Ololihii Lagu Nadiifinayay Dooxa Hargaysa!
July 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed sheikh Cumar dirir oo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland ayaa saaka ka Qaybgalay olole dadwaynaha hargaysa iyo dawlada hoose ku nadiifinayeen dooxa kala qaybiya magaalada hargaysa.
