berberatoday.com
Xildhibaan Cabdirasaaq Khaliif Oo Usharaxan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ayaa Gurigiisa Ku Booqday Madaxwaynihii Hore Somaliland Axmed Siilaanyo
July 10, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa gudoomiyaha golaha wakiilada ee Isbaysiga xisbiyada Mucaaridka ah ee Ucid Iyo Wadani Ushuxeen in uu noqdo gudoomiyaha golaha wakiilada cusub Cabdirasaaq Khaliif Axmed ayaa caawa gurigiisa ku booday Madaxwaynihii hore ee somaliland axmed maxamed Maxamuud siilaanyo.

Xildhibaan Cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay ujeedada booqashada uu ugu tagay madaxwaynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo isagoo ka hadlayana wuxu yidhi”

“Waxa aan caawa fiidkii booqasho gaaban ugu tagay hoyga uu Caasimadda Hargaysa ka deggan yahay Madaxweynihii hore ee Jamhuuriydda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Aan Ilaahay uga baryayo in uu mar walba caafimaad iyo cimri dherer siiyo”. Cabdirisaaq Khaliif

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews