berberatoday.com
“Madaxwayne Biixi Waligii Kamuu Shaqayn, Danta Siyaasadeed Ee Abtiyaashii..”Siyaasi Geel Jire.
July 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha wacyigalinta xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdilaahi geel jire ayaa ka hadlay loolan loohu jiro shir gudoonka golaha wakiilada iyo sobobta uu ilaa hada madaxwayne biixi isugu yeedhi waayay fadhigii golaha wakiilada si ay udoortaan shir gudoon.

 

Sidoo kale siyaasi cabdilaahi geel jire ayaa ka hadlay qorshaha madaxwaynaha ee shir gudoonka iyo wararka sheegaya in uu beesha garxajis la doonaya gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada taasi oo uu ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin madaxwaynuhu aanu waligii ka shaqayn dan siyaasadeed oo abtiyaashii ah

Dhanka kale siyaasi cabdilaahi Geel jire Ayaa wax laga waydiiyay wararka sheegaya in xukuumadu iibsanayso xildhibaanada mucaaridka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews