Daawo Muuqaalka”Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xisbi Xaakimka+Waxa Laga Filan Karo Golaha Cusub!
July 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood xasaasiya Oo Uu soo Qab qaabiyay Tvga MMTV Taasi oo dulucdeedu ahayd maxaa laga filan karaa Xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada Somaliland iyo Waxyaabaha horyaala ee ay bulshadu ka filayso in ay qabtaan.
