berberatoday.com
Libiya”Muhaajiriin Ay Somali Ku Jiraan Oo Lagu Khasbay Inay Galmo Sharcidaro Ah Ku Beddeshaan Biyaha Ay Cabayaan
July 16, 2021 - Written by admin

Tripoli(Berberatoday.com)-Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa maanta sheegtay in muhaajiriin ay Soomaali ka mid yihiin oo ku jira xerooyinka xabsiyada ah ee Libya lagula kaco xadgudubyo galmo oo aad u xun oo ay geystaan ilaalada. 

Warbixin ay hay’adda soo saartay ayaa lagu sheegay in xadgudubyada dadkaas loo geysto ay ka mid yihiin in biyaha nadiifka ah oo ay cabaan iyo cunada looga beddesho galmo lagu sameeyo. 

Warbixinta ayaa diiradda saartay muhaajiriinta laga qabtay badda meditareeniyaanka 2020 iyo 2021 kadibna lagu celiyey Libya, ayada oo la geeyo xerooyin ay xaaladdooda aad u xun tahay.

Ilaadada xerada waxay igu yidhaahdeen “waxaad dooneysaa biyo nadiif soo maaha iyo sariir, aan kula sameeyo galmo kadib xor ayaan kaa dhigayaa,” haweeney ayaa sidaas u sheegtay Amnesty, taasi oo ka mid ah dhowr gabdhood oo sheegay in ilaalada ay kufsadeen ama ay ku qasbeen galmo, si loo siiyo biyo nadiif ah ama la sii daayo. 

Xogtan ayaa lagu ogaaday wareysi lala yeeshay 53 qaxooti iyo muhaajiriin ah ah oo ay da’doodu u dhaxeyso 14 illaa 50, kuwaas oo ka kala yimid dalal ay ka mid yihiin Soomaaliya, Nigeria iyo Syria.

Qaar ka mid ah haween uur leh oo xerada ku jira ayaa Amnesty u sheegay in si joogto ah ay u kufsadeen ilaalada, halka raggana lagu qasbay inay xirtaan kaliya nigis ama kastuumo, si loo bahdilo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews