Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Abwaan Hadraawi Iyo Qiso Dhex Martay Siyaad Bare”Daawo Muuqaal
July 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo ka qaybgalay bandhiga bug uu qoray abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi” ayaa ka waramay taariikhda abwaan iyo doorkii uu kazoo qaatay halgankii iyo wakhtigii ay isbarteen
Sidoo kale Qoraa Boobe ayaa ka sheekeeyay Qiso dhexmartay abwaan hadraawi iyo siyaad bare rajiibkii somaliya madaxwaynaha ka ahaa