berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Joojiyo Tolaayeeyda Ficiltan Hoose Uu Sheegay”Daawo Muuqaal
July 20, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada Iyo daryeelka Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shacabka Reer Somaliland ku hambalyeeyay munaasibada ciidul adxaha isagoo ilaahay uga baryay in uu sanadkaa sanadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo iyo nabad qab

Sidoo kale gudoomye faysal ayaa sheegay in xukuumada hada talada haystaa ay tahay tii ugu liidatay ee soo marta dalka

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu joojiyo tolaaday iyo ficilka uu ku wada xildhibaanada mucaaridka farayna in wasiiradiisu faraha kala baxaan arimaha doorashada shir gudoonka golaha wakiilada.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews