June 19, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Xoghayaha Dhalinyarada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Rooda Cabdi Muuse oo ku sugan Dalka Sweden ayaa waxaa ay si adag uga hadashey dhalinyaro xidhan ka dib markii ay ka hadleen heshiiska dekada Berbera
Rooda Cabdi Muuse waxaa ay sheegay in xadhiga gaarka loola beegasnaayo dhalinyarada Rer Saaxil aanay marnaba u horseedi doonin in ay ka aamusaan in ay aqbalaan heshiiska dekada Berbera waa sida ay hadalka u dhigtee