Raysal-wasaraha Somaliya Oo Kulan la Yeeshay Wafti Ka Socda Dalka Ireland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
July 23, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha somaliya ayaa kulan la yeeshay wafti ka socda dalka Ireland oo uu hogaaminaya wasiirka gaashaandhiga
Kulan ayaa waxay kaga wada hadleen arimo la xidhiidha iskaashiga labada dal
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan