Daawo Muuqaalka”Aas Qaran Oo Deegaanka Beerato Ee Gobolka Oodwayne Loogu Sameeyay Marxuum Ganacsade Maxamed Ciise (Musbaar).
July 25, 2021 - Written by admin
Oodweyne(Berberatoday.com)-Alle Ha,Unaxariistee Waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Deegaanka beerato ee gobolka oodwayne marxuum Muj/ganacsade maxamed ciise cilmi(musbaar) oo Maalintii shalay ku geeriyooday magaalada hargaysa oo kamid ahaa Odoyaasha waawayn reer somaliland ee kasoo qayb qaatay Halgankii iyo dib udhiskii jamhuuriyada somaliland.