‘Guulaha Cabdiraxmaan Cirro Ee Aan Qof Ahaan u Qirsanahay Waxa Kamid Ah, Sidii Uu Ula Soo Dabaashay Xildhibaan Barkhad Batuun”Cali Guray. “
July 26, 2021 - Written by admin
“Runtu Fanto Maaha”Cali Guray.
Labadan Afhayeen labaduba waxay ka mid ahaayeen murashaxiintii u tartamaysay Baarlamanka Somaliland. Mid wuxu noqday murashaxii ugu codka badnaa 246kii tartamayay, kuwii soo baxay iyo kuwii aan soo bixinba. Kaasi waa Barkhad Batuun, Afhayeenka Xisbiga WADDANI. Afhaynka Madaxtooyada JSl oo dabcan musharixiintii Kulmiye ee odaygu dhabarka soo taabtay ka mid ahaana wuu dadaalay itaalkiisa balse nasiib darro muu soo bixin. Halkaa ma laga saadaalin karaa hogaaminta Gudoomiyaha WADDANI iyo hogaamiyaha KULMIYE isla markaana ah.