Shirkadda Telesom oo Laba Warlaliye oo FM ah ku Wareejisay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland
July 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wecyi’gelinta Somaliland Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa kala wareegay Shirkada Telesom laba War laliye FM ah oo loogu talo galay in lagu balaadhiyo idaacadda qur’aanka ee Raadiyo Hargeysa.