Xildhibaan Katirsanaa Mucaaridka Oo Taageeray Garabka Faratoon Iyo Halka Uu Marayo loolankii Shir Gudoonka G. Wakiiladu! X
July 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamuud Fanax oo Kamid ah mudanayaasha kasoo baxay xisbiga WADDANI Gobolka Togdheer ayaa taageero u muujiyay musharrixiinta xisbi xaakimka Kulmiye isagoo kazoo goostay isbahaysiga xisbiyada mucaaridka.
