“Aniga Lacagtan Qaado Lamay Odhan Cid Kaloo Lacag Siiyana Ma Ogi,Anigu Garan Maayo Sababta Dambi Ka Dhigtay Xildhibaanada Kulmiye Ee Mucaaradka Utagay Kuwa Mucaaradka Ee Kulmiye Uyimaadana Dambiga Ka Dhigay”Xildhibaan Cabdillahi Cabdi Muuse”Daawo Muuqaal
July 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Aniga Lacagtan Qaado Lamay Odhan Cid Kaloo Lacag Siiyana Ma Ogi, Garan Maayo Sababta Xalaal Ka Dhigtay Xildhibaanada Kulmiye Ee Mucaaradka Utagay Kuwa Mucaaradka Ee Kulmiye Uyimaadana Dambiga Ka Dhigay”Xildhibaan Cabdillahi Cabdi Muuse”Daawo Muuqaal