berberatoday.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Casriya Oo Ay Hirgalinayso!
August 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa bilaabay dhismaha wado casriga oo ay dayactir iyo balaadhan ay kusamaynayso taasi oo kazoo bixi doonta saldhiga dhexe dhiniciisa koonfureed ilaa huteelka shacabka ee Empire  taasi oo wax wayn ka qaban doonta fududaynta samxada gaadiidka ee wadooyinka badhtamaha magaalada.

Xoghayaha dawlada hoose iyo xubno katirsan golaha deegaanka caasimada ayaa faah faahin ka bixiyay dhagax dhiga wadadan oo ay hirgalinayso dawlada hoose iyagoo ku baaqay in dadka wadada kusoo durtay ayka diyaar garoobaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews