Orodyahan Reer Somaliland Ah Oo Guul Usoo Xambaaray Waddanka Canada
August 7, 2021 - Written by admin
Tokyo(Berberatoday.com)–Orodyahan reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Maxamed Axmed, isla markaana lagu naanayso MohSpeed ayaa ku guulaystay billada qalinka ah ee tartanka Olombikada ee ka socda caasimadda dalka Japan.