Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’?Abwaan Weedhsame.
August 9, 2021 - Written by admin
Weligiin Ma Maqasheen Waxa Afka Qalaad Lagu Yidhaa ‘CONTRACTUS TRINIUS’?
Haddaad maqashay “MURAABAXO” laguu qarin kari maayo.
“Muraabaxo” waxa uu ISLAAMKU u yaqaano iyo waxa ay BANGIYADA Islaamka Sheegtaa U Isticmaalaan Shaqo Iskuma Laha.
Berrito ayaan idinla wadaagi doonaa xidhiidhka ka dhexeeya CONTRACTUS TRINIUS-kii kiristaanka reer Yurub ribada ku bannaysan jireen iyo MURAABAXADAN iyadana Ribada lagu bannaysanayo.