Sucuudiga Oo Shuruud Ku Xidhay Ajaaniibta Dooneyso Inay Soo Cumreystaan
August 9, 2021 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Boqor tooyada dalka Sacuudi Carabiya, ayaa muwaadiniinta ajaaniibta ah u ogolaanaya inay soo gudan karaan cumrada sannadkan kadib xayiraadaha ka hortagga cudurka Karoona.

Sacuudiga wuxuu ku xidhay muslimiinta ka imaneysa dalalka dibadda ee dooneyso inay booqdaan Maka in marka hore ay qaataan tallaalka ka hortagga Covid-19.