Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Hadlay Ayax Tiro Badan Oo Hargeysa Lagu Arkay Iyo Deegaano Kale.
August 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay ayax tiro badan oo galabta lagu arkay magaalada hargaysa iyo deegaano kale oo katirsan gobolka maroodi jeex.
