Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Beesha Uu Kasoo Jeedo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Xaal Ka Bixiyay Eedo Uu Kula Dul Dhacay Wasiirku Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
August 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha ciise ayaa ka dareen celiyay weerar dhinac afka oo wasiirka gaashaandhiga ku qaday gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada cabdisaaq khaliif xili ay dhamaatay hirdankii shir gudoonku.
