“Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi”Daawo Muuqaal
August 12, 2021 - Written by admin
“Way Sahlan Tahay In Lasoo Saaro Dalag, Dahab Iyo Duunyo, Balse Ma Sahlana In Lasoo Saaro Dad Leh Aqoon Durugsan”Siyaasi Maxamuud Xashi.
“Aqoontu Waxay Hagaajisaa Dawladaha, Waxayna Soo Saartaa Hogaamiyayaal Wanaagsan”Maxamuud Xaashi
Borama(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamuud xaashi oo ka qaygalay Munaasibad ay arday kaga qalin jabinaysay jaamacada ILO Ayaa Ugu horay bogaadiyay ardayda waxbarashada dhamaysatay iyo Waalidiintii kusoo tabcayba.
