Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno Kale”Daawo Muuqaal
August 13, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee wadani iyo ucid ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay maareeyihii tvga bada cas iyo xubno kale oo uu xadhigooda ka danbeeyo wasiirka gaashaandhiga cabdiqani caateeye kuwaasi oo xubnahan ku haysta baahinta war lagag bixiyay xaal iyo xubin kamid ah kuwii arintii uu ku dhaliilay gudoomiyaha baarlamaanka ka falceiyay.
