Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Somaliya Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
August 14, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka ee doorashada Somaliya C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.

Wararka Laga helayo geerida guddoomiyihii Gudida xalinta khilaafka doorashooyinka somaliya ayaa sheegaya in uu u geeriyooday marxuumku cudurka Coronavirus oo haleelay iyadoo maalmahaan kusoo labo kacleeyay dalka somaliya