berberatoday.com
Xaaska Gudoomiyaha Tvga Bada Cas24 Oo Ka Warantay Qaabkii Ay Ciidamo Milatarig Ahi Uga Xidheen Gurigiisa Iyo Tacadi Ay Kula Kaceen”Daawo Muuqaal
August 14, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaska Gudoomiyaha televisionka Bada Cas24 oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa ayaa warantay qaab argagax leh oo ciidamo milatari ahi ugu soo daateen guriga ugana odaygeeda  iyagoo kula kacay falal hanjabaad iyo tacadi ah dadkii guriga joogay halka caruurtiina ay sas ka qaaday talaabada ay kula kaceen ciidamadii milatariga ee loogu talo galay in dalka ka difaaceen cadowga Somaliland balse aan loogu talo galin in lagu cabsi galiyo dumarka iyo caruurta.

Sidoo kale xaaska gudoomiyaha tvga bada cas cabdirashiid caateeye ayaa sheegtay in ciidamadu uu u adeegsaday wasiirka gaashaandhiga cabdiqani caateeye fariid oo iyagu ay sheegtay in uu xadhigiisa ka danbeeyo kuwaasi oo aan sifo sharci ah ku xidhan ismarkaana aan wadan wax waaran oo u ogolaanaya in guriga soo galaan.

Dhanka xaaska gudoomiyaha tvga bada cas ayaa taliyaha ciidanka qaranka iyo madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in ay hoos u eegaan falka uu odaygeeda kula kacay wasiirka gaashaandhiga oo u adeegsaday awoodii dawlada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews