Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Kulan layeeshay Suxufiyiinta Ka Hawlgala Warbaahinta Hargeysa
August 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha cusub ee golaha wakiiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo ay weheliyaan xubno kamid ah shir gudoonka iyo xildhibaano ayaa habeenkii xalay munasibad casho sharaf ah ku maamuusay suxufiyiinta somalilad ee ka hawlgala magaalada hargaysa.

