“Nimanka Lacagta Haystaa Waxay Ku Isticmaalaan Dhaqaalahooda Inay Wax Dan Guud Ah Ku Qataan Ama Wax Dan Guud ah Ku Xanibaan”Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha Naasir Caydiid
August 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Madaxweyne Biixi uu hoggaamiyo ayaa si weyn cabasho uga muujisay tijaarta dalka iyo dadka ladan,kuwaas oo ay sheegtay inay dhibaatadda ugu badan ay dalka ku hayaan,isla markaana ay dhibaatooyinka dhulka iyo muranada ugu baddan qayb ka yihiin.
