“Mudane Madaxwayne, Sida Aad Usoo Eegtay Dugsiga Abaarso Iyada Oo Aan Cidi Kula Socon, Maad Usoo Eegtid Saldhigga Dhexe Ee Hargeysa..”Guuleed Dafac.
August 17, 2021 - Written by admin
Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah bahda sharci yaqaanada Somaliland iyo ururada udooda xuquuqda shacabka Somaliland ayaa madawaynaha somalland ugu baaqay in uu sida uu usoo eegay dugsiga Abaaro in uu usoo booqdo saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa iyadoo aanay ka warhaynyan islamarkaana aanay la socon kuwo laga cabanayo ee masuulka ah dadka lagu xidho iyo sida ay yihiin qolalka dadka lagu xidho.
Guuleed dafac ayaa qoraal uu kaga hadlayo arimahaasi ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;