Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Dabagale Oo Ciidamada Ujeediyay Dardaaran Culus”Daawo Muuqaal
August 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidan booliska jsl oo ka qaybgalay tababar ciidamada ah ee xarunta lixle ayaa ciidamada ujeediyay dardaaran iyo digniin la xidhiidha shaqada ay bulshada uhayaan,