berberatoday.com
Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii Kadib Laba Cisho Oo Uu Ku Xidhnaa Magaalada Hargaysa.
August 19, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa caawa fiidkii siidaysay sheikh Maxamed Ismaaciil oo mudo laba cisho ah ku xidhnaa magaalada hargaysa sida ay noo xaqiijiyeen eheladiisu.

Majiro wax war oo kazoo baxay dhinaca xukuumada oo aan horena uga hadlay sobobta ay uxidhay sheikh iyo danbiga loo haystayba iyadoo shacabka Somaliland ay sharci daro ku tilmaameen xadhiga sheikh maxamed ismaaciil oo kamid ah culimada waawayn ee Somaliland.

Dhanka Kale. xisbiyada mucaaridka ayaa xukuumada ku dhaliilay sifaha ay umartay xadhiga sheekha iyagoo baaqay in laamaha amaanka looga baahan yahay in ay shacabka ucadeeyeen sobobta keentay xadhiga sheekha.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews