Warsidaha The Independent Turkish Oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta COVID19!
August 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsidaha The Independent Turkish ayaa Warbixin Uu ka Qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID 19 iyo saameynta taban Ee xannuunkaas ka dhashay, waxa uu ku soo qaaday sidii ay Jamhuuriyadda Somaliland u maareysay Coronavirus.
