berberatoday.com
Maxkamadda Racfaanka Kenya Oo Diiday Qorshe Ay Wateen Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga Oo Dastuurka Dalkaas La Doonaayay In Wax Lagaga Bedelo
August 21, 2021 - Written by admin

Nairobi(Berberatoday.com)-Maxkamadda Racfaanka Dowladda Kenya, ayaa diiday, kuna tilmaantay sharci darro qorshe ay Madaxweyne Uhuru iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Wadankaasi ay ku doonayeen inay wax uga badalaan Dastuurka Kenya, kaasoo soo jiitamayay sadexdii sano ee lasoo dhaafay.

Hindisahan ay Maxkamaddu is-hortaagtay ee BBI, ayaa waxaa qodobada ku jIray kamid ahaa in dalka Kenya uu yeesho jagada Ra’iisal Wasaare, inka badan 70 xildhibaan oo cusub iyo qodobo kale.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews