berberatoday.com
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukuumada Ka Dalbaday Inay Soo Cadayso Sababta Keentay Inay Joojiso Xaflad Loo Qabanayay Xildhibaan Guruuge.
August 21, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in warqad ay udireen xukuumada taasi oo ay  kaga dalbadanayaan sobobta ay ujoojisay xaflad haween uqabanayaan xildhibaan guruuje iyo xildhibaano kale oo xukuumadu awood ciidan ku joojisay todobaadkii hore

Qoraal kazoo baxay golaha wakiilada ee ay ay ku dalbadanayaan sobobta loo jiijyay xafladii lagu casuumay xildhibaan guruuje ayaa loo diray madaxwayne biixi iyo wasiirka arimaha gudaha taasi oo laga sugayay jawaabta ay ka bixiso xukuumada dhacdadani oo qaranka fool xumo ku ahayd.

 

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews