Dugsiga Abaarso Oo War Kasoo Saaray Arrinta Maamulaha Jaamacadda Barwaaqo
August 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dugsiga Abaarso, ayaa waxaa uu war ka soo saaray arrinta haweenayda Joy Issa ee maamulaha Jaamacadda Barwaaqo.
Dugsiga Abaarso, ayaa waxaa kale oo ay sheegeen in aanay Joy Issa khilaafin xeerarka iskuulka u yaalla.
Sidoo kale, waxay soo dhaweeyeen baadhitaanka ay sheegeen in ay sameyn doonaan Wasaaraddaha Diinta iyo Waxbarashada Somaliland.