berberatoday.com
Gudida Iyo Waalidiinta Ardayda Jaamacada Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Oo Iska Fogeeyay Eedo Loo Soo Jeediyay Macalimiinta Wax Ka Dhiga!
August 23, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Dugsiga Abaarso Iyo  waalidiinta Ardayda waxka barata  ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo Loosoo jeediyay dugsigooda iyo macalimiinta Ajaanibka ah ee wax ka dhiga,

Sidoo kale waalidiinta ardayda waxka barata Abaarso iyo jaamacada barwaaqo ayaa sheegay in maxkamada la tigsanayaan Coldoon oo ku gafay sharafta iyo cirdiga caruurtooda waxka barata Dugsiga abaarso Iyo Jaamacada barwaaqo oo mudooinkii udanbeeyay lagaga faafinayay warar lagu ceebaynayo macalimiinta wax ka dhiga iyo ardayda waxka barata.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews