berberatoday.com
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
August 31, 2021 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Ayaa qasriga Madaxtooyada jabuti  ku  qaabiley xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ee cusub oo safar ku jooga caasimada jabuuti.

Xildhibaan barkhad batuun ayaa si cad loo shaacin safarka uu ku tagay jabuuti iyo waxyaabaha ay kawada hadleen madaxwayne geele jabuuti

Xildhibaan barkhad ayaa ah xildhibaankii ugu codka badnaa golaha wakiilada somaliand islamarkaana kazoo jeeda beelaha la haybsooco ee Somaliland taasi oo doorashadiisii micno gaar ah usamaysay doorashada ka dhacday somaliand 31may2021.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews