Maayarka Caasimada Oo Ardayda Dugsiga Al Irshaad Ka Gudoomay Lacag Ay Iska Soo Ururiyeen.
September 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa lacag ka gudoomay ardayda dhiga dugsiga sare ee al irshaad oo ugu talo galay bilicta magaalada in ay kaga qayb qaataan
Sidoo kale maayar cabdikariim axmed mooge ayaa ardayda uga mahad celiyay deeqdaasi ay iska ururiyeen.