Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay!
September 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta sare Ee somaliland Dr Cabdixakiim Siciid Bustaale Oo kamid ahaa masuuliyiinta uu maanta xilalka umagacaabay Madaxwayne Muuse biixi ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay.
