Taariikh Nololeedka Amb Cumar Dheere Safiirkii Hore Ee Somaliland U fadhiyey Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Hargaysa Ku Geeriyooday!
September 4, 2021 - Written by admin
Waxa Maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Alle Ha,unaxariistee safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyayey Jabuuti iyo Itoobiya Ambassador Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan (Cumar Dheere). Ee xukuumadihii Cigaal Iyo daahir Riyaale Oo galabta lagu aasay xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa.
