Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadlay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay Iyo Rajada Xisbiga Kulmiye.
September 4, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada biyaha Somaliland cali mareexaan oo maalintii shalay madaxwaynuhu umagacaabay xilka wasiirnimo ayaa dareen celiyay magacaabistiisa
Sidoo kale wasiir cali mareexaan ayaa ka hadlay rajada mustaqbal ee xisbiga kulmiye oo uu sheegay in xisbigu sidii yahay.