Gudoomiye Saleebaan Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay In Xisbiga Kulmiye Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Ka Maqnaado.
September 5, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa layaab ku tilmaamay guuldaradii xisbiga kulmiye kazoo gaadhay doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo aanay hal qof ku lahayn.