|
berberatoday.com
ALA HA SAHEE BAL ARINTAN ILA EEGA HALKA AY INALA MARAYSO DAWLAD DEEGANKA ETHOPIA IYO INANKAN YAR EE INA IILAY LA IDHAA HALKA AY INA MARAYAAN ILA EEGA IYO SIDA UU WASIIRKA WARFAAFITA MR CADAANI UUGA SEEXDAY HAWLIHIISII SHAQO EE WASARAD AHAAN IYO XUKUUMAD AHAANBA AY MUGDIGA UGA YIHIIN
June 22, 2016 - Written by Berbera Todaywalaalayaal waxa jira in la banaday guud ahaanba dawashadii tvga ( HORN CABLE TV ) in laga daawado guud ahaanba gayigii laga daawan jiray sababta loo xanibayna ay tahay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday deegaanka gaashaamo hadaba dawlad deeganka somalida ethopia ee kililka shanaad madaxwaynaha ka yahay abdi mahamuud omar abdi iilay waxan leeyay sifo khaldan iyo wado khaldan ayuu marayaa waxa se ay somalidu ku maah maahdaa CAGTII JOOGSAN WAYDAA MARBAY CEEB LA KULANTAA abdi iilay waxan leeyay hadaad joogsan wayday oo aad Qaranka Somaliland ku sgeegtay wax aan waxba ahayn adeer waad ka shalaayi doontaa somaliland waa dawlad caan ah adoon waxba ahayn oo B IYO T midna ahayn ayay calanka ka hadlaysay oo laga yaqaanay waxba dawlada ethopia dabada ha galineQarankan Somaliland iyo dawlada ethopia adeer waxa ka dhexeeya heshiis walaaltinimo oo soo jireen ah hadii adigoo abdi iilay ah aad istidhaa xumaannka dhex samee adeer kuuma cuntamayso nabada shayga la idhaana waa macaan maantana adaa walaaqaya nabadii iyo wada noolanshiyihii ka dhexeeyay bulshada walaalaha ah ee dagan gaashaamo oo iimaan la.aan iyo cashuur bixiya ula yimi waar xoolaha ayaa la cashuuraa dawladnimadaadu yaanay dadka rayidka aha ee dumarka iyo caruurta u badan cashuur in laga qaado yaya kaa noqon xukuumadaadan madhalayska ahi somalilandna wax aad ka sheegi kartaa ma jirto wanay kaaga sharaf badantay dhankasta sida ugu dhakhsaha badana waa inaad u soo daysaa wariyaasha shaqadooda qabsanayay eed baadilka iyo xaqdarada ku xidh xidhatay xaqna uma lihid qof shaqadiisa wata inaad xidhato ama aad soo xidho waa xaaraan wanaa cadaalad daro waanaa diin la.aan sidaasi waxa lagu jiraa ramadaan bil barakaysan ninka bishaas iyo ilaahay ka xishoon wayayna waa daalin markaa hanoqon daalin kaas ee nabada ka tali oo waxan cuqdad iyo xumaan kaa buuxda bulshada haku maamuline si cadaalada oo nabaday ah oo walaalayn ah u dhex gal tvga HCTV isagana sida ugu dhakhsaha badan ayaa loo daawan doonaa 7 dayska soo socda inshaa alaah
COMMENTS
|
||||
|