berberatoday.com
Boqor Cismaan Buurmadaw Oo La Sheegay Inuu Xamar Kadagay Iyo Sababta Socdaalkiisa
September 5, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland ayaa la sheegay in uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho,haseyeeshee illaa hadda si dhabba looma oga ujeeddada uu la xidhiidho socdaaslkiisu.
Ilo xogogaal ah oo ku sugan Muqdisho iyo Hargeysa ayaa noo xaqiijiyey in Boqor buurmadow uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho muddo ku dhaw toban maalmood ,waxaana ay xogguhu sheegeen in uu kulamo la yeeshay siyaasiyiin iyo Madax sare oo ka tirsan dawladda Somalia.
Sidoo kalena xoggaha ayaa xaqiijiyey in Boqor Buurmadow uu deggan yahay hadda huteelka ku yaalla Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Buurmadow ayaa ahaa in muddo ah dibad wareeg ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Muuse Biixi.
Xigasho Wargeyska Waaberi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews