Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wakiilka Dalka Emaraadka Ujooga Somaliland
September 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Siciid Mire Faarax (Giirre) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Dawladda Imaaraadka u qaabilsan Somaliland Mr Abdulla Al-Naqdi.
