“Waxaanu Nahay Mudanayaal Cod Shacab Ku Jooga Markaa Nama Daba Gali Karo Badhasaab”Siciid Cudhay Mudane Katirsan Golaha Deeganka Hargeysa”Daawo Muuqaal
September 8, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa sheegay in aanay badhasaabyadu wax dabagal ah ku samayn Karin ayna yihiin xildhibaanada dadku soo doortay basle nin la magacaabay aanu awoodin uu shaqadooda dabagal ku sameeyo.