berberatoday.com
Khilaafka Rooble Iyo Farmaajo Oo Isu Bedelay Awood Ciidan.
September 8, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble ayaa isu bedelay mid laysugu awood sheeganayo xukunka Ciidamada kala duwan ee Somaliya.
Taliyaasha Milateri, Boolis iyo Sirdoonka ayaa noqday halbeega ugu weyn ee markan lagu dul dagaalamayo, Taliyaashan oo hore sida buuxda uga amar qaadan jiray Farmaajo maadama isagu magacaabay isla markaasina hoostegaan ayaa hadda isbedel ku yimid amar qaadayashoodi, taliyaasha Milateriga iyo Booliska ayaa si buuxda ugu gacan galay Ra’iisal Wasaare Rooble sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ku dhow Labada Xafiis.
Waxaa weli si buuxda gacanta Farmaajo ugu jira Ciidanka Sirdoonka oo madax u ahaa Fahad Yaasiin intii aan xilka laga qaadin, Taliyaasha hoose ee ciidankan ayaa intooda badan u daacad yihiin Fahad iyo Farmaajo taas oo u sahlaysa inay sii maamulaan oo Rooble hore ugu geli waayo.
Khilaafkan saldhigtay awooda ciidan ayay khubarada amnigu saadaalinayaan inay saamayn amni Caasimada Muqdisha ku yeelan doonto iyo kala shaki ku yimaada Ciidamada dhexdooda iyo sidoo kale doorashadii oo sii fogaata.
Nisa oo sheegyay goordhowayd in Agaasimaheeda uu la wareegay Yaasiin Farey ayaa la filayaa in isla galabta ay tagaan Rooble iyo Taliyaha uu magacaabay ee Bashiir sidaasna uu xilka kula wareego Bashiir.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews